Waa nafaqo adag(Fertilizer) dareere ah, loo isticmaalo dalagyada geed miroodka(fruit tree) iyo Qudaarta(vegetables), si ay ugu kabto canaasirta ay u baahanyihiin geedaha si ay sare ugu qaadan wax soosaarka.
Cabirka qudaarta ama ubaxyada 10-12L/ha, 200-250ml/100 liitar oo biyo ah.